HINDISAHA DAAHFURNAANTA DOWLADA

Barnaamijka Hindisiha Daahfurnaanta Dowlada wuxuu ku wajahan yahay in uu si qoto dheer ula shaqeeya dhamaan 26 wasaaradood ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, taasoo loo yagleeyay Barta (Open Government Initiative ) si loogu soo bandhigo waxqabadooda, horumarada iyo caqabadaha dhamaan hay’adaha dowlada. Ujeedada Barta waa in wasaaradaha laga helo Daahfurnaan, Islaxisaabtan iyo inay bulshada Soomaaliyeed heli karaa fursad ay kula socdaan horumarada islamarkaana ay talooyin uga soo dhiiban karaan.

Data and Resources

Additional Info

Field Value
Author Abdiqani Abdullahi
Last Updated September 8, 2018, 17:54 (EAT)
Created September 8, 2018, 17:52 (EAT)