Dhaqan gelinta Hindisaha Daahfurnaanta Dowladda

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Hormuud ka ah Barnaamijka Hindisaha Daahfurnaanta Dowladda ee loo yagleelay in bulshada loogu soo bandhigo Waxqabadka, Horumarka iyo Caqabadaha Dhammaan Hey’adaha Dowladda ayaa dib u howlgelin lagu sameeyay, dhawaanna la filaayaa inuu dhaqan galo si ay bulshada wax ugu biirsadaan hannaanka geedi socodka dowladda Soomaaliyeed.

Data and Resources

Additional Info

Field Value
Author Abdiqani Abdullahi
Last Updated September 8, 2018, 17:19 (EAT)
Created September 8, 2018, 17:17 (EAT)